Posts

Kooxda Chelsea oo magaca laga badali doono xili ciyaaredka soo socda

Image
Waxay Wargeyso badan qoraayaan in milkiilaha cusub ee Chelsea Tod Boehly uu qorsheynaayo in magaca kooxda Chelsea ka badalo kuna badalo London Cowboys Ninkaan Chelsea iska leh ayaa ku dhashay gobol kuyaala galbeedka Ameerika kaasoo lagu magacaabo Cowboys Wargeys yada kasoo Baxa Ingariiska ayaa sheegaaya in magaca Chelsea loo badali doono Cowboys xili ciyaareedka dambe 2023-24, taasoo ka dhigan in magaci Chelsea oo mudo 118 sano soo jiray meeshaas lugu soo afjari doono

HALYEEYADA AFRIKA

Xulka kubadda cagta Nigeria ee lagu naanayso Super Eagles oo la macno ah gorgorradii sare, waxaa lagu xusuustaa tartankii Olombikada adduunka ee ka dhacay waddanka Maraykanka sanadku markuu ahaa 1996. Markaas oo ay ka hortageen waddamadii ugu tunka waynaa kubadda cagta caalamka. Waxay kulankoodii ugu horreeyay hal iyo eber uga badiyeen waddanka Hungry goolkaas oo uu dhaliyay cayaaryahan Kanu. Cidna isma lahayn Nigeria ayaa meel fiican ka gaari karta koob ay Brazil iyo Argentin u tartamayaan, balse mar kale ayay wacdaro muujiyeen kadib markii waddanka Japan ay uga badiyeen 2 gool iyo waxba, waxaana labada goolba shabaqa taabsiiyay xidiggii Jay Jay okocha. Sidaas ayayna uga soo gudbeen wareegga hore, mar kale ayayna mucjiso dhigeen iyagoo wareegga sideedda ku kala diray xulki Mexico oo ay uga badiyeen laba gool iyo waxba. Cayaarti semi finalki waxay ku aadeen xulka Brazil oo waqtigaas ay u ciyaarayeen xiddigihii dunida ugu caansanaa sida Ronaldo, Rivaldo, Ronaldinho, Babeto  iyo Robe...

Kheyraadka puntland

Labo block oo shidaal ah ayaa kujira dhulka Puntland, waxaana lakala dhahaa Dharoor Valley block iyo Nugaal Valley block. Labadaas block ee shidaalka isku darkooda waxeey ku fadhiyaan 36,000km square waana in la eg inta ay ku fadhiso Taiwan. Labadaan Block ee shidaal waxaa kujira 19 billion fuusto oo shidaal ah, qiimo ahaana jooga $1.9 trillion. waana in kabadan GDP guud ee Ruushka oo ah $1.5 up to 1.7 trillion